![]() |
||
|
ADIGA OO QAADNAAYAA XEER KULKA XUQUU-ALINSAANKA SKUUKAAGA: SU’AALO QORAAL AH OO JAWAABTOODA LOO HANDHIGO DAD BADAN SI ARRINTA WAX LOOGA OGAADP. Jiho: QAADO XEEKUKA XUQUUQ-ALINSAANKA SKUULKAAGA.AKHRI
HADAL KAST QIIMEENA SIDII SI SAX AH (loogu sifayn) BULSHADA SKUULKAAGA
DHEXDIISA MEELAHA BANAAN EE KU XIGA.ADIGA OO MADAXA KU HAYA XUBNAHA SKUULKA
OO DHAN : ARDAY,MACALIMIINTA, MAAMULKA, SHAQAALAHA.DHAMAADKANA, ISUGEE
DHIBCAHA OO DHAN SI GABI-AHAAN GA’AAN LOOGA GAADO QIIMAYNTA DHICAHA SKUUKAAGA
EE XALADDAAS. QIIMAYN SI QIYAAS LOOGA QAATO.
_____1. Skuul-kayga waxaa weeye meel ay ardaydu amaan ku yihiin kuna badbaad sanayihiin. (Art. 3 & 5) _____2. Ardayda oo dhan waxay ka helaan so dhoweeyn macluumaad iyo gesinimogelin isku mid ah dhincyada waxbarashada iyo fursadaha xirfada. (Art. 2) _____3. Xubnaha bulshada skuulku ma aha kuwo u kala soocan sababa la xiriira qaab noleleed –kooda sada ay u lebistaan oo kale,ama dad si gaar ah isugu xiran iyo kowo aan ahayn nolasha skuulkaba. (Art. 2 & 16) _____4. Skuulkaygu wuxuu awood isku mid ah siiyaa ardayda oo dhan ,kaalmo dhaqaale,firfircooni iyo barnaamijyo dagaan. (Art. 2 & 7) ______5. Xubnaha bulshada skuulkayga waxay is hortaagi doonaan dhaqan,ama ficil dad ka kala sooci skuulka dhexdiisa. (Art. 2, 3, 7, 28, & 29) ______6. Goorti u qof xadgub ku sameeyo xoriyadaha dad kale,xadgudub-kaasi wuxuu caawin siddi uu ubedeli lahaa qofkaasi akhlaaqdiisa. (Art. 26) ______7. Bulshada skuulkaygu waxay daryeesha insaaniyadda sadaas oo kale horumarinta waxbrashada aniguna waxaan isku dayaa in aan is caawiyo goortii aan u baahanahay. (Art.3, 22, 26, & 29) ______ 8. Gooorti khilaaf dhasho ama soo shac baxo waxaan ku dadaanaa in aan ku xallinno iskaashi iyo rabsho laha’yn (Art. 3, 28) ______9. Hay’adaha siyaasadda iyo nidaamku waxay sameeyeen
qaab lagu shaqeeyo goortii cabasho dhibaato la xirirta midab kala sooc
la soo jeediyolana ogolaado (Art. 3 & 7) ______11. Ma jiro skuulkaga qof mawduuc u ah sharaf ridid ama ciqaabtoona. (Art. 5)
_____ 14. Bulshada skuulkaygu waxay soo dhowaynayaan ardayda , macalimiinta, maamulka,iyo shaqaala ka kala yimid assallo iyo dhaqamo kala duwan,kuna jiraan dad aan ku dhalan Maraykanka. (Art. 2, 6, 13, 14, & 15) ______ 15. Waxaan hay’staa xoriyad aan ku sheego fikradayda iyo waxa aan rumay’s nahay (siyaassad ,diin, dhaqan,ama wax kale aniga oon wax cabsi ah ka qabin midab kala sooc. (Art. 19) ______ 16. Bulshada skuulkaygu waxay soo saari karaan baafinno qoraallo iyaga oon wax cabsi ah ka qabin faafreeb iyo ciqaabtoona. (Art.19) ______17. Codad kala duwan oo dhankastana laga fiiruyay (e.g. jinsiga, akhlaaqa, garaaga) waxay magacooda ku matelaan meelaha wax lagu barto,buugagta wax laga barto meelaha wax laysugu keeno ,meelaha buugta lagu kay’dio,iyo calaassyada waxa lagu barto tilmaamahooda. (Art. 2, 19, & 17) ______18. Waxaan haystaa fursad aan ku cabiro dhaqankayga si musi ah ,farshaxan, iyo qoraalba. (Art.18, 27 & 28) ______19. Xubnaha skuulkaygu waxay haystaan fursad ay kagaqayb-galaan(kele ama kooxba) si demoqaradig ah hawsha socodka ga’aan qaadashada lagu horamarin siyaasadda iyo sharciyada skuulka. (Art. 20, 21, & 23) _____20. Xubnaha bulshada skuulkayga waxay xaq u leeyihiin in ay sameeyaan skuulka dhexdiisa ururo u dooda xuquuqdooda iyo xuquuqda dad kaleba. (Art. 19, 20, & 23) ______ 21. Bulshada skuulkaygu waxay isku dhiirgeleyaan
in ay bartaan dhibaatooyika bulshada iyo adduunka oo dhan ee la xiriirta
cadaladda, cilmiga dagaaka, faqriga, iyo amnigaba. (Preamble & Art.
26, & 29) _______23. Xubnaha bulshada skuullkaga waxay awoodi karaan inay qaataan fasaxyo iyo nasasho ku filan maalmaha skuuka dhexdooda iyaga oo shqayn sacado macquul ah kuna shaqayn jawi xaq ah. (Art. 23 & 24) ______ 24. Shaqaalaha skuulkayga waxaa la siiyay mushahaar ku filan siay ugu nolaadaan nolol caaadi ah ee loogu talo galay caafimaadkooda iyo wanaagooda (oo ay ku jirto degaan, cunto, shaqooyinka lama huraanka u ah bulshada iyo dammaana qaadid ka timid shaqo la’aan ,jiro ,gabaw iyaga iyo xaasaskoodaba. (Art. 22 & 25) ______ 25. Waxaan qaadi mas’uuliyada in skuullkagu xaqiijiyo in shakhsiyaad gaar ahi aanay samayn midab kala soocid iyo inay u dhaqmaan xabab wanaagsan toos oo kor u qaadi ammaan iyo wanaag bulshada skuulkayga. (Art. 1 & 29) heerkuka suuroobi kara == 100 darajada xuquuqul-insaanka heerkulka skuulkaga__________ |
||

Disclaimer.
Copyright © 1997-2006 Human Rights USA
comments: humanrts@umn.edu